Siddeed iyo toban qof oo Soomaali ah, oo isugu jira shaqaale Wasaaradaha Kalluumaysiga (heer Federaal iyo heer Dowlad Gobboleed) iyo xog ururiyayaal iyaga la shaqeeya, ayaa hoggaaminaya mashruuc xog ururin ah oo kalluumeysiga ah - waana kii ugu horreeyay ee noociisa ah tan iyo dagaalkii sokeeye ee w...